Buuga Aasaaska Naxwaha of Soomaaliga free download

 Buuga Aasaaska Naxwaha of Soomaaliga waa buug naxwe  (grammar) ah  waxaa qoray 

Wuxuu soo baxay sanadkii 1973-kii waxaana soo saartay wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare.

Buuga waxaa qoray guddi dhowr aqoon yahan ka kooban oo dowladda ay u xilsaartay inay af soomaaliga naxwe u dejiyaan.

Buuga waxaa lagu daabacay madbacadda qaranka - Xamar



Buuga halkan ayaad kasoo download gareyn kartaa asoo free ah


The Basic Grammar of Somali is a grammar book written by It came out in 1973 and was issued by the Ministry of Heritage and Higher Education. The book was written by a committee of several experts who were commissioned by the government to develop a grammar for the Somali language. The book was published by the national printing house - Hamar


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post

Recent Posts