Buuga Naxwaha af soomaaliga
Waa buug ay soo saartay wasaaradda hiddaha iyo dhaqanka iyo tacliinta sare
Waxaana qoray Abwaan Shire Jaamac Axmed
Wuxuu soo baxay sanadka markuu ahaa 1976-kii
Buuggan waxaad kasoo download gareyn kartaa bartan asgoo faree ah
Somali language grammar book It is a book produced by the Ministry of Culture and Higher Education It was written by poet Shire Jama Ahmed It came out in the year 1976
Lahjadaha Af soomaaliga
Af somaaliga wuxuu leeyahay tobanaan lahjadooda haddaad aqoon u leedahay afafka waad garan kartaa. laakin qofka jaahilka ah wax uusan fahansanayn wuu la yaabaa sida adiga oo kale
Haddii aad wax yar aqoon u lahaan layad cilimaga Linguistic sidan uma doodi lahayn maxaan kuu sameeyaa oo aan kugu fahansiiyaa?!!
Unuka waa lahjad ay adeegsadaan dadka carabta kasoo jeeda oo dega Xamarweyne iyo Marka waxaad ogaataa qodobka labka oo ah KA inuu noqdo GA tusaale ahaan ninka, aqalka, eeg markuu is baddalayo sida: guriga, webiga, oo qodobka GA asakiisa KA ah halkan kuma soo koobi karo
Tusaale kale KA iyo Ga in xiriir ka dhexeeyo waxaa ku tusaya ereyga ILIG waa kali, ILKO waa wadar meesha K maxaa keenay??
Tusaale kale magacuyaalka KU iyo horyaalaha KU marka ay hal weer isla galaan midka dambe ayaa GA loo baddalaa sida "Kugu" ma fahantay mise wali??? tusaale : Waxaan kugu arkay guriga رأيتك في البيت